Golaha Wasiirada DF oo yeeshay shir deg deg ah iyo Rooble oo ku dhawaaqay.. (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay abaaraha dalka ku sii baahaya. Hadalkan ayuu ka sheegay shir aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirradu ka yeesheen xaaladda abaaraha. “Maanta oo ay Taariikhdutahay 23 November 2021 kadib markaan dhageestay warbixintii ay … Continue reading Golaha Wasiirada DF oo yeeshay shir deg deg ah iyo Rooble oo ku dhawaaqay.. (Sawirro)